Madaxweyne Qoorqoor oo Fariin u Diray Shacabka Galmudug Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo khudbad ka jeedinayey munaasabaddii furitaanka kalafadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah kuwaas oo Galmudug u qabsoomay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka Labaad Ee Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay gudduiga farsamo ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, guddiga ayaana ka kooban 11 xubnood. Madaxweyne Waare waxaa uu sheegay…