Day: August 29, 2020
-
Baarlamaanka
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho
Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa dib ugu soo…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada Puntland?
Kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayna soo xaadireen Dhammaan…
Read More » -
Abaar
Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb Ka Daahfuray Mashruuca Biyoole
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah…
Read More » -
amaanka
Sawirro:-Gurbiye iyo Abuuja Oo Xarigoodii Uga Hadlay Tababarka “Suxufiyiinta Soomaaliyeed & Nidaamka Cadaaladda”
Tababar ay soo qabanqaabiyeen Goobjoog Media Group iyo hey’adda qareenada Garmaal ayey maanta markii ugu horeysay waxaa xarigoodii sharci darrada…
Read More » -
amaanka
Goobjoog Media Group Ayaa Muqdisho Ugu Qabatay Qaar Ka Mid Ah Weriyayaal Tababar La Xiriira Nidaamka Cadaaladda & Dembiyada
Ujeedka Guud ee Seminarkan ayaa ahaa sidi Suxufiga ka shaqeya gudaha dalka uga gaashaman laja dembi lagu so oogo, iyo…
Read More » -
Ciyaaraha
Daadir Amiin “Waan Ku Faraxsanahay Hanashada Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya ”
Kooxda Geeska Afrika ayaa ku guulaystay horyaalka heerka ee kubbadda cagta Sooamaliya 2019-2020 waxaana guusha u qaaday tababarahooda Daadir Amiin…
Read More » -
amaanka
Dowladda Masar oo Xabsiga Dhigtay Madaxii Ururka Ikhwaanul-Muslimiin
Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen guri ku…
Read More » -
amaanka
Golaha Ammaanka oo Muddada u Kordhiyey Xafiiska UNSOM
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa muddo kordhin u sameeyey xafiiska howlgalka Soomaaliya ee UNSON, oo waqtigiisu ku egaa sanadkaan.…
Read More » -
Banaadir
Ra’iisulwasaarahii Wadanka Japan oo Iscasilay
Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo…
Read More » -
amaanka
Qoysas Kasoo Qaxay Suuriya oo Soo Gaaray Deegaannada Galmudug
Waxaa saacadii la soo dhaafay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug qoysas u dhashay wadanka Suuriya oo muddo…
Read More »