Wasiir Bayle Oo Ka Halday Horomarka Maaliyadda Dalka Sheeko:Amniga Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa soo gudbiyay warbixinta afaraad ee Maamulka Maaliyadda. Warbixintu waxay qiimeyneysaa horumarada ay ku talaabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Iyo Madaxda Wasaaradda Difaaca Dalka Oo Ka Wada Hadlay Dib U Habaynta Ciidamada Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada ciidamada Qaranka. Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Sii hayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Garoonka Diyaaraha Baladweyn oo Dib u Dhis Lagu Bilaabay Wafdi uu horkacayay sii ahayaha wasir kuxigenka wasarada gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Xirsi Aadan Rooble oo uu wehliyo mareeyaha guud ee hay’ada dulista rayidka ee Soomaaliya Axmed Macalin Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Golaha Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Codbixinta golaha ka dhacdau waxaa ogolaaday 139 Mudane , waxaana diiday 2, wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Cabdimajiid “Garooje Wuu U Qalmaa Qabashada Xilalka Kala Duwan Ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ” Tan iyo markii hogaaminta uu ka tagay guddoomiyihii kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) horaantii sanadkan 2020 waxaa warar kala duwan oo soo baxaya ay sheegayaan in mudane Garooje oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qatar Airways Oo 3-jeer Todobaadkii Iman-doonta Muqdisho Qatar Airways ayaa saacadihii tagay ku dhawaaqday iney dib u bilaabi doonto duuliimaadyadeeda caasimadda Muqdisho. Sida ay wararku sheegayaan, waxaa lagu wadaa in todobaadkii ay saddex jeer timaamo Muqdisho, waxaa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Jubbaland oo Sheegtay in Lasoo Qabtay Askari Dil Geystay Ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay soo qabteen askari la sheegay inuu ka tirsanaa xoogga dalka oo dil u geystay qof shacab ah mid kalena dhaawacay. Howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah: 1. Akh 1aad H/Sh adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed…