Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Shaaciyay Xiliga La Qabanayo Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa xarunta degmada Wadajir ku qabtay shir looga hadlayay qabashada tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020-2021 iyo qorshayaashii her geliyay sanadkii la soo dhaafay 2019.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb 3 Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale Dowladda federaalka iyo Maamu goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiga Horumarka Shacabka Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Marxalada Kala-guurka Ah Ee Dalka War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Hormarka Shacabka ayaa looga hadlay xaalada guud ahaan xiligan uu marayo dalka iyo sida loogu gudbi karo marxalada kala guurka . “Xisbiga Hormarka Shacabka waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed oo Toogatay Labo Askari oo Bil Kahor Wiil Kufsaday Maamulka dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa la sheegayaa iney toogteen labo askari oo muddo bil laga joogo kufsaday wiil 10 jir ahaa. Dhacdadan ayaa imaaneysa 48-dii ee tagay markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Si-rasmi ah u Furay Wajiga Koowaad Ee Dhuusamareb3 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay sheegay in si rasmi ah u furan yahay wajiga koowaad ee Shirka Dhuusamareeb 3,kaas oo ballanku ahaa in looga heshiiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ka Tirsan Hirshabeelle oo Caawa Lagu Dilay Jowhar Kooxo hubeysan ayaa caawa gudaha magaalada Jowhar ku toogtay wasiirkii Beeraha maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Faarax Axmed(Karaani). Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Hanti-wadaag, xildhibaanka ayaana la toogtay xili uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Kulanka oo looga hadlay adkeynta amniga dalka, ayaa Mudane Mahdi Guuleed waxuu laamaha amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goofgaduud: Al-shabaab oo Askari Meyd Ah u Adeegsaday Dilka Saraakiil Tiro lix qof ka badan ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen halka shan kale ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Bay. Qaraxa oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Isboortiga Degmada Beledweyne Oo U Mahadceliyay Taageerayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Waxaa hakad la giliyay tartankii kubadda cagta ee ka socday Garoonka Laqanyo Stadium kaasi oo aay qabsoomiddiisa iska kaashanayeen Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan,loona qabtay 8-naadi…