Kulan Ciyaareed Loogu Baroordiiqayo Duqii Hore Muqdisho Marxuum Eng.Cabdiraxmaan Yariisow Ayaa Ka Dhacaya Muqdisho Sheeko:Cayaaraha Sanad ayaa iminka laga joogaa geeridii duqii hore caasimada Muqdisho ahaana guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Eng.Yariisow waxaana marxuumka lagu xasuustaa kaalintii uu ka soo qaatay dib u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baladweyne oo Duq Cusub Loo Magacaabay, Halka Xilka Laga Qaaday Midkii Hore Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowlada hoose ee maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilkii kaga qaaday duqii Baladweyne, isaga sidoo kale magacaabay mid…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Ku Matalayo Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aadday maamulka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug…