Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Guud Ee Qaraxii Hotel Elite. Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay soo afjaray dagaal ka dhex socday hotelka Elite oo dacalka ku haayo xeebta Liido, kadib markii weerarka lagu qaaday, waxaana lasoo ogaaday khasaaraha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Dowlad goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee lagu madlansan yahay inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo hadda ku sugan yihiin madaxweyne Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaafinta Qaraxii Ka Dhacay Hotel Elite Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax galinkii dambe ee maanta ka dhacay hotelka Elite ee ku yaalla agaarka xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, waxaana soo baxayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka Farmaajo oo Laaley Sharciyadda iyo Shaqada Aqalka Sare Agaasimaha warbaahinta ee Villa Somalia Cabdinuur Maxamed ayaa qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Faceboogga waxaa uu inkiray sharciyadda uu dastuurka KMG ah siinayo golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Hotel Ku Yaalla Liido Wararka ka imaanaya xeebta Xamar ayaa sheegaya in goordhow uu qarax ka dhacay halkaasi, kadibna laga maqlay rasaas dhinacyo badan ka dhaceysa. Wararka ayaa intaas ku daraya in rasaasta ay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka sare: Madaxweynaha Waxaa uu si Layaab leh ugu Xadgudbay Dastuurka Khudbaddan hoose waxaa goordhow golaha aqalka sare ka jeediyey guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi, waxaa qoray Cabdicasis Gurbiye, Akhriso: Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka Sare: Hadaljeedinta madaxweynaha waxaa uu ku saleeyey waajibaadka madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiya Aqalka Sare Oo sheegay In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Xad gudbay Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Madaxwayne Farmaajo uu ku xad gudbay Daturka,kadib khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullahi Farmaajo uu ka hor jeediyay Xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey ka furmay Garoonka kubadda cagta ee Laqanyo Stadium. Guddoomiyaha Ururka…