Muuqaal:-Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay Ogow Sababaha Sheeko:Arrimaha Amniga Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey arrimaha Doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Halkan Ka Daawo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “Way Mahadsanyihiin Maamulka Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay, Akhriso Sababaha! Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey danaha doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cameroon: Caro Ka Dhalatay Gabar Dhallinyaro ah oo Qoorta Laga Gooyay Kooxaha xuquuqul insaanka dalka Cameroon ayaa Arbacadii cambaareeyay dilka gabar ka soo jeeda gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee dalkaas, muuqaal baraha bulshada la soo geliyay ayaa lagu arkay koox ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo Dhawaaqay Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabab Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo xalay ku hoyday deegaan Bulacle oo ah jiida hore ee dagaalka gobolka Galgaduud ee ay isku hor fadhiyaan ciidamada dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud. Halkaan Ka Akhriso Wareegtada
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shaakir oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Gobolka Mudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid madaxda sare ee Ahlusunna ayaa ka hadlay dagaal saaka dad xoolo dhaqato ah iyo Al-shabab ku dhaxmaray deegaan dhaca duleedka deegaanka Bacaadweyne ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha dowlad goboleedka Glamudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta dib uga soo laabtay safar uu ugu maqnaa wadanka Turiga ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Soo dhoweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Ciyaareed Lagu Xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Dharkenlay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir, Basma Caamir Axmed ayaa soo xirtay Tartan Ciyaareed Kubbadfa Cagta ah oo lagu xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan…