Muuqaal:-Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guleed Sheeko:War Madaxweynihii hore Galmudug Cabdi-kariim Xuseen Guleed ayaa ka warbixiyey kulan uu wadanka Turkiga kula qaatay maadaxweynaha xiligan Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo ku sugan dalka Turkiga. Daawo Xogta Kulanka Labada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Guddiga Loo Magacaabay Baarista Shaqaaqadii Ka Dhacday Xabsiga Dhexe Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahadi Maxamed Guuleed,ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho. Kulanka oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdixamiid Macallin “Guul Weyn Ayay Noo Tahay In Aan Ku Ciyaarno Stadium Muqdisho” Tababaraha Xulka Qaranka Da’yarta Soomaaliya Cabdixamiid Macallin Maxamed ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho wuxuuna intaa ku daray in door wanaagsan ka qaadan karo kobaca…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilhaan Cumar oo Adkaatay, Washingtonna Gaarsiisey Farriin Ah Iney Sii Joogeyso Marwo Ilhaan Cumar oo Minnesota ku matasha congress-ka Mareykanka ayaa talaadadii guul weyn ka gaartay tartanka isreebreebka xisbigeeda ee degmada shannaad. Ilhaan ayaa abuukaataha lacagta lagu harqiyey ee Antone Melton-Meaux…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Amniga Lagu Xaqiijinayo oo Ka Socda Dhuusamareeb Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo iskaashanayo ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo waxaa ay ka wadaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka goboleedka Galmudug. Howlgalladaan ayaa socday labadii habeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guleed? Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdi-kariim Xuseen Guleed ayaa ka warbixiyey kulan uu wadanka Turkiga kula qaatay maadaxweynaha cusub Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo ku sugan dalka Turkiga. Cabdi-kariim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka iyo Alshabab oo Ku Dagaalamayo Mudug Wararka saaka laga helaayo Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal xooggan uu ka socdo duleedka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa uu dhaxeeyaa ciidamada xoogga dalka 21-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito? Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho. Ajandahu waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle +Sawirro Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Dalka Jabuuti+Sawirro Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay,…