Goolhayaha Kooxda Muqdisho City Club Oo Ku Soo Laabtay Garoomada Sheeko:Wararka Cayaaraha Goolhayaha Xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club Saciid Aweys Cali ayaa ku soo laabtay kooxdiisa,ka dib dhaawac soo gaaray dabayaaqadii 2019 wuxuuna laacibkan ka soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waraysi-Dowladda Soomaaliya Oo si Rasmi Ah U Furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sidaas u sheegay Warbahinta Dowladda. Halkan Ka Daawo Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Wajahan Goldogob Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug ,tan iyo markii loo doortay xilika Puntland. Madaxweynaha ayaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Mas’uul Xalay Lagu Dilay Walanweyn Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto)., kaas weerar xalay lagu dilay. Guddoomiyaha ayaa tacsi u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fureysa duulimaadyada caalamiga ah, kuwaas oo xirnaa in ka badan afar bil, sababo la xariiray xanuunka Coronavirus. Arrintaan ayaa imaanaysa kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Taliye Cusub u Soo Magacowday Soomaaliya Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono. Taliyaha cusub ee la soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Caawa Lagu Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Walanweyn Waxaa warar dheeraad ah caawa laga helayaa qarax ka dhacay degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo uu ku geeriyooday mas’uul ka tirsan maamulka degmada Walanweyne. Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Dalka Kusoo Celisay Dhallinyaro Ku Xayirnayd Waddanka Iiraan Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka Iiraan. Dhallinyaradan oo isugu jirta Rag iyo Dumar ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne iyo Safiirka Dowladda Qatar Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Ambassador Hasan Bin Xamza Asad Maxamed waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka? Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah. Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa: 1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 2. Ka Doodis iyo u…