Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hirshabeelle Sheeko:Baarlamaanka Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri lahaa sharciyada dowlad gobaleedyada loona sixi… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Ku Eedeeyey Villa Somalia Xadgudubyo Dastuuri Ah Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayey sanadguurada 22aad ee dowlad goboleedka ayaa dowladda federaalka ah ku eedeeyey iney la timid xadgudbyo dhanka dastuurka ah isaga oo intaa raaciyey in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Madaxweyne Deni Ka Dhahay Gaalkacyo iyo Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo xalay ka qeyb galay munaasab lagu waynaynaayey aasaaska maamulka oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynha oo hadalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamee Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, Waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuayb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Manaasabadda Aasaaska Puntland oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdiga oo si weyn loo soo dhoweeyey. Madaxweynaha ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo shuruucda u taallo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharci Ma Tahay Magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka Xilligan? Waxaa muran sharciyadeed dhaliyay magacaabis ay sameeyeen Golaha Wasiirrada xukuumaddii ay Golaha Shacabka kalsoonida kala noqdeen. Soo jeedinta Golaha Adeegga Garsoorka ee xukuumadda ayaa dhaliyay muran iyada oo sharci-yaqaanno, ururrada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Wadajir “Golaha Adeegga Garsoorka Ay Magacabeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Dhacday Waa Tillaabo Kale Oo Muujinaysa In Lagu Tuntay Dastuurka Dalka” Xisbiga Wadajir Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay Magacaabista XubnahaGolaha adeega Garsoorka in uu yahay mid sharci darida ah oo aan waafaqsaneen Dastuurka Dalka. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabbaal Degga Maalinta Labaad Ee Ciidda oo Laga Dareemayo Dalka Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka dalka ka socdo munaasabado waa weyn oo loogu dabaal degayo…