Month: September 2020
-
amaanka
Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay Ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb!
Dad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul…
Read More » -
amaanka
Farmaajo Iyo Xukuumaddii Kheyre oo Laga sugayo Xisaabxirka In Ka Badan $1 billion
In kasta oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaarihiisii Xasan Kheyre iyo wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ay shacabka Soomaaliyeed u…
Read More » -
Ciyaaraha
Dhakab Gurey “Guul Ayay Noo Tahay Helitaanka Garoonka Mira-Aware”
Dhakab Gurey Yamani oo ka mid ah xidigaha kooxda Horseed ee Puntland,sidoo kale labo jeer fiinalaha la yimid kooxda Puntlad…
Read More » -
amaanka
Maxaa Keenay Inuu Madaxweyne Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016?
Afar sano kadib, in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan…
Read More » -
amaanka
Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa
Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey…
Read More » -
amaanka
Villa Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Xalay Ee Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada?
Saacadihii tagay, waxaa Villa Somalia ka socday, wada hadallo u dhaxeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada.…
Read More » -
Ciyaaraha
Buurane “Waa Ceyb In Loo Gacan Qaadaa Garsoorayaasha Kubbadda Cagta”
“Waa ceyb in loo gacan qaadaa garsoorsoorayaasha kubbadda cagta,Xiriirka kubbadda cagta waxaa laga rabaa in adkeeyaan sharciyadda lagu hagayo ciyaaryahanada…
Read More » -
amaanka
Lafta-gareen oo Xildhibaan u Balanqaaday Kurisi Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka ah 2021
Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdiacasis Lafta-gareen oo ka hadlay xaflad ay xalay isugu yimaadeen madaxda iyo xlidhibaannada koonfur galbeed ayaa bixiyey…
Read More » -
Baarlamaanka
Laftagareen oo Ballanqaaday Ilaalinta Kootada Haweenka ee 30%
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen oo xalay ka hadlay xaflad Digil iyo Mirifle ah ayaa balanqaaday in kootada haweenka ay…
Read More » -
amaanka
Brussels: Wada Hadal Maanta u Bilaabayana UK iyo Midowga Yurub
Wada hadal cusub ayaa maanta lagu wadaa inuu u bilowdo UK iyo midowga Yurub, waxaana ka dhacayaa magaalada Brussels. Wada hadalkan…
Read More »