U bood dhigaalka

Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay Ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb!

Sebteembar 30, 2020

Dad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo uu shalay wareejiyey ku-xigeenkiisa Mahdi Guuleed, taasi oo loo arkay bahdilaad mar kale lagu sameeyey ra’isul wasaarihii hore.

Daawo Warbixin Ku Saabsan Kheyre, Oo Lagu Sifeeyey Isbarbar yaac, Been

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/xasan-kheyre-horay-wasiirro-ka-tagay-ayaa-ku-sifeeyey-isbarbar-yaac-been-la-heyste-federaal-ka-neceb/?is_wppwa=true&wpappninja_cache=friendly

Goobjoog News