Maxay Ka Wada Hadleen Beesha Caalamka iyo Madaxweyneyaasha Deni iyo Madoobe Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyda Puntland Saciid Deni iyo Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta markii ay Muqdisho yimaadeen waxaa ay kulan gaar ah la qaateen Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamdi Xalane Oo Ku Nool Wadanka Canada Ayaa Aas-Aastay Koox kubbadda Cagta Oo Wiilal Ah,Hadaba Caqabado Noocee Ayay Kala Kulantaa Bulshada? Xamdi Axmed Xalane waxay ka mid tahay qurbajoogta ku nool wadanka Canada waxayna halkaas ka aas aastay koox kubbadda cagta oo wiilal ah kuwaas oo ka qeyb galka ciyaaraha laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni iyo Madoobe oo La Kulmaya Beesha Caalamka Kahor Kulanka Farmaajo Warar aanu ka helnayo safarka ay Muqdisho ku imaanayaan saacadaha soo socda madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbanad Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa sheegaya in marka ay Muqdisho yimaadaan uu jadwalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho oo Mar Kale Xiran iyo Dadka oo Lugeynaya Wararka aan ku heleyno qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay xiran yihiin qeybo ka tirsan jidadka magaalada Muqdisho. Dadka oo isugu jira shaqaale, ardey iyo dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Madoobe oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Jubbaland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray ciidamo kamid noqonaya Darawiishta Dowlada Goboleedka Jubbaland. Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadan doonaan …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada KGS Madaxweynaha dowelad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay agaasimaha madaxtooyada maamulkasi. Qoraal xeer madaxweyne ah oo kasoo baxay madaxweynaha ayaa Cabdullaahi Cali Watiin loogu magacaabay inuu noqdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kusoo Wajahan Muqdisho Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta ku soo wajahan Muqdisho, iyadoo ay soo gaareen wufuud hordhac ah. Labada mas’uul ayaa…