Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Xunbaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagallanka Musuq-maasuqa Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo xushay inay kamid noqdaan guddiga madaxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Qoor Qoor Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb,Ka Dib Safarkii Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Bandhig Buuga Oo Ay Ka Qayb Galeen ,Inta Badan Bulshada Ku Nool Magaalooyinka Finland Ayaa Lagu Qabtay Dalkaas Caasimada labaad ee wadanka Finland waxaa lagu soo bandhigay buuwaag kala duwan uu qoray afyeenkii hore Wasaarada Amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan waxaana ka qeyb galay aqoonyahano,dhallinyaro,culumo,haweenka iyo xildhibaanada heer deegaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Sooyaalka Qoraa Axmed Maxamuud Dhicisow Oo Horay U Soo Noqday Ciyaaryahan Axmed Maxamuud Dhicisow (Axmed Yaanyo) waa qoraa xaga arimaha bulshada,sidoo kale wuxuu soo noqday ciyaaryahan kubbadda cagta ah,isagoo isboortiga ka gaaray ilaa heer maamul waxaana hooyga uu ka dagan-yahay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Weli Muqdisho Kawada Kulamo Siyaasadeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kawadaa kulamo kala duwan, kuwaas uu la qaadanaayo mas,uuliyiin ka tirsan dowladda ururada…