Madaxweyne Qoorqoor oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wefdi ballaaran oo ka kooban labadda gole ee DGM, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo siweyn loogu soo dhweeyey. Xubno… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoorqoor oo Madaxda Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka 4-aad ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qooroor ayaa Baydhabo shir kula leh madaxda Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle isaga oo isla markaasna ku qanciyey ka qeybgalka shirka 4-aad ee doorashada, kaas oo Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Gaaray Baydhabo iyo Shirkii Wadatashiga oo Furmay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa haatan gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka koobanaa Xubno ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Sheegay Iney Dileen Cabdulqaadir Commandos, oo Ka Tirsanaa Hoggaanka Al-shabaab AFRICOM ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in duqeyn ay fuliyeen 25-kii August ay ku dileen mid ka mid ah hoggaanka Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Commandos.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Tigrayga: 2.7 Milyan oo Ka Codeynaya Doorasho Aanu Raalli Ka Aheyn Abiy Axmed Guddiga doorashada ee gobolka waqooyiga Itoobiya ee Tigrayga ayaa maanta u dhaqaaqaya doorasho deegaanka ka dhacdo. “Codbixinta waxaa ay u dhaceysaa sidii loogu talogalay, mana fileyno in dowladda dhexe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada oo Kusoo Wajahan Muqdisho Madaxda 3-da maamul goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed ayaa maanta lagu wadaa iney ku shiraan Baydhabo, iyaga oo markaa kadib u soo duuli doona Muqdisho. Magaalada caasimadda ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Gobolka Bari oo Sheegay in Lasoo Qabtay Koox Dil Ka Geysatay Degmada Carmo Taliska Booliska gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntlan d ayaa sheegay in lagu guulaystay in lasoo qabto kooxo degmada Carmo ee gobolka Bari, kadib howlgallo ciidamadu 48-kii ee tagay ay…