Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Furmay Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow xarunta Villa Somalia ka furmay shirkii arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedka. Shirka oo 3 jeer horay u baaqday ayaa la sheegayaa iney u dhan… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Kiiska Kufsiga iyo Dilka Xamdi Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney wadaan baaris la xiriirta kiiska Xamdi Maxamed oo duhurnimadii jimcihii lagu dilay xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, Muqdisho. Booliiska ayaa intaa ku daray iney soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goorma Ayuu Furmayaa Shirka DF iyo Dowlad Goboleedyada? Waxaa maanta lagu wadaa inuu furmo shirka arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo 3 jeer horay u baaqday ay ayaa lagu ambaqaadayaa natiijadii shirkii Dhuusamareeb…