Koonfur Galbeed Oo Ka Soo Horjeestay Ka Qeyb-Galka Tartanka Degmooyinka 2020 Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaaradda Dhallinyarada & Cayaaraha Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in degmada Afgooye aysan ka qaybgali karin tartanka kubbadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir,ka dib markii isku aadka tartanka degmooyinka la sameeyay dhawaan… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada oo Sheegtay Iney Dhiseyso Xukuumad Haddii Farmaajo Ku Tagi Waayo Muddo Xileedkiisa Madashada xisbiyada qaran ayaa talaadadii si adag uga hadashay waxa ay ku sheegeen sharci daradda iyo dastuur ku tumashada uu wado madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Muqdisho City Club Ayaa Si Weyn Loog Soo Dhaweeyay Duleedka Magaalada Qardho Iyadoo shalay magaalada Garowe ay safar ku tageyn maamulka,macallimiinta iyo ciyaartooyda naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa xalay waxa ay safar dhulka ah ku gaareyn Magaalada Qardho ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Sheegaya Iney Qabteen Ruux Ku Lug Lahaa Kiiska Xamdi, Waa Kii 12-aad Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qabteen ruux ku eedeysay kiiska kufsiga iyo dilka ah ee loo geystay Marxuumad Xamdi. General Zakiya Xuseen taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendeyaal uu Hakad Ugu Jiro Shirka Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada Waxaa shalay hakad galay shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah, maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirkan oo ay joogaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, madaxweyneyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Mursal , Laftagareen iyo Waare oo ka wada hadlay shirka maalintii afaraad ka socda Muqdisho Hoggaamiyaasha Maamul- Goboleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho kuwaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la kulmay Guddoomiyaha…