Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Xildhibaannada Labada Gole Ku Mala Puntland Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta kulan gaar la qaatay xildhibaannada labada gole ee maamulkaas ku matalo dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan waxaa aad looga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Deegaan Dhaca Duleedka Dhuusameeb Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad guutadiisa 15-aad ayaa maanta howlgallo ka fuliyey deegaanno dhaca duleedka Koonfureed ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Ciidamada oo ka ruqaansaday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoonka Aden Cadde oo Dhaqdhaqaaq Bilaabey Kadib Hakad Saacado Ahaa Waxaa caadi kusoo noqotay dhaqdhaqaaqa garoonka diyaaradaha Aden Cadde kadib markii ay saaka ku dhacday diyaarad Xamuul aheyd. Wararka ayaa sheegaya in haatan la fulay garoonka kadib saacado la hakiyey…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Guuldarradiisa iyo Dib u Celintiisa Dalka u Saariyey Dad aan Ku Shaqo Laheyn Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo loo sameeyey madaxdii ka qeyb gashay kulankii wadatashiga arrimaha doorashada ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa marmarsiyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ururka Dhalinyarada Degmada Degmada Afgooye oo la weeraray Ururka Dhalinyarada Degmada Afgooye ee UDDA, oo ka shaqeynayay wacyigelinta bulshada, ayaa lagu weeraray maantabdegmada Afgooye.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Xamuul oo Ku Dhacday Garoonka Aden Cadde, Muqdisho Wararka naga soo gaaraya garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow ay ku dhacday diyaarad Xamuul ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya iney socoto la tacaalista diyaaradda,…