U bood dhigaalka

Diyaarad Xamuul oo Ku Dhacday Garoonka Aden Cadde, Muqdisho

Sebteembar 19, 2020

Wararka naga soo gaaraya garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow ay ku dhacday diyaarad Xamuul ah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya iney socoto la tacaalista diyaaradda, laakin weli lama sheegin wax khasaare ah.