Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Ku Baaqday Dagaal Ka Dhan ah Dhaqanada Diinta kasoo Horjeeda Sheeko:Arrimaha Amniga Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Culimada, Qeybaha Bulshada iyo Hay’adaha Dowladda ayaa lagu falanqeeyay xaaladaha la xariira anshax xumada isa soo taraysa iyo mukhadaraat ama Maandooriyaha dalka ugu sii… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal BFS Ku Matala Jubbaland Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta kulan kula qaatay Muqdisho , Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubbaland. Kulankan oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Lagu Wado inuu Isniinta Golaha Shacabka Horgeeyo Ra’isul wasaaraha Cusub Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in isniinta uu ra’isul wasaaraha magacaaban horgeeyo golaha shacabka ee baarlamanaka si loo anisixyo. Dhanka kale, ra’isul wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa la arkayey saacadihii…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cumar Cali Maxamuud “Shaqo Adag Ayaan Qabanaa” Dalka Uganda waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo u jooga arrimo kala duwan,balse waxaa jira dhallinyaro badan oo u istaagay in ay qeyb ka qaateen isku keenista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saqiir Kale Oo Lagu Fara Xumeeyey Xamar Wararka ayaa sheegaya in saacadihii tagay kufsi kale uu ka dhacay caasimadda Muqdisho, markan waa gabar saqiir ah oo 5 jir ah, Samiira Yuusuf Maxamed ayaa la sheegayaa in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Amniga Jubbaland oo Howlgallo Ka Sameeyey Magaalada Kismaayo Ciidamada amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee caasimadda u ah maamulkaasi. Howlagallada ayaa guud ahaa kuwo laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Xuseen Rooble oo Fariintiisii Ugu Horeysay u Diray Golaha Shacabka Maxamed Xuseen Rooble oo dhowaan loo magacaabay xilka Ra’iisulwasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faariintiisii ugu horaysay diray tan iyo markii lagu dhawaaqay sedex cisho ka hor, oo digreeto…