Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay Ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb! Sheeko:Amniga Dad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo uu shalay wareejiyey ku-xigeenkiisa Mahdi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Iyo Xukuumaddii Kheyre oo Laga sugayo Xisaabxirka In Ka Badan $1 billion In kasta oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaarihiisii Xasan Kheyre iyo wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ay shacabka Soomaaliyeed u sheegayeen isla xisaabtan, ladagaalanka musuqa iyo hufnaan hadana waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhakab Gurey “Guul Ayay Noo Tahay Helitaanka Garoonka Mira-Aware” Dhakab Gurey Yamani oo ka mid ah xidigaha kooxda Horseed ee Puntland,sidoo kale labo jeer fiinalaha la yimid kooxda Puntlad tartankii kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa guul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay Inuu Madaxweyne Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016? Afar sano kadib, in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Villa Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Xalay Ee Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada? Saacadihii tagay, waxaa Villa Somalia ka socday, wada hadallo u dhaxeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada. Qaar ka tirsan wufuudda shirka oo la hadashay Goobjoog News…