Shaxda: Imtixaanka Wasaaradda ee Dugsiyada Sare Oo ay Fariisteen 33,727, Waxaa Haray 8,550 Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa sharaf iyo farxad weyn u ah in maanta oo ku beegan Axad, 6da Sebtember, 2020 ay soo bandhigto natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo Wararkii ugu dambeeyey ee safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu ku joogo dalka Djibouti ayaa sheegaya in maamulkiisa uu heshiis la gaaray madaxa shirkadda Djibouti Ports and Free Zones…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xaaji Aadan Cabdulle Ayaa Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadd Cagyaraha ( Somali Mini Football) 2020-2025 Xafladda Doorashada oo si heersare loo soo agaasimay waxaa kasoo qeyb galeen masuuliiin ka socotay golasha Shaacabka Heer federal iyo heer dowlad goboleed, wasiiro,Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Xiriirada Heer qaran, maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maadaxweynaha Jubbaland oo Maanta Hortagaya Golaha Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib muddouu ku sugnaa Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Degmada Yaaqshiid oo Ka Warbixiyey Toogasho iyo Israsaaseen Ka Dhacday Degmada Maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey toogasho iyo israsaaseen xalay saqdii dhexe ka dhacday degmada , kadib markii ay isku dhaceen ciidamada iyo rag hubaysanaa sida aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goordhow oo caawa ah qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka taalada Sayidka ee degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miino dhulka wadad dhinaceeda la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor, Laftagareen iyo Waare oo Kusoo Biiraya Shirka Villa Somalia iyo Deni, Madoobe Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Hirshabelle ayaa la filayaa iney kusoo biiraan saacadaha soo socda wada hadallada la qorsheynayo inuu dhexmaro maamulka Farmaajo iyo dowlad goboleedyada. Ilo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey Kulanka Farmaajo iyo Madoobe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan saacado badan qaaatay oo xalay magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo War Ka Soo Saaray Wadahadallada Farmaajo Deni iyo Madoobe Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal la sheegay inuu xalay ka dhacay duleedka garoonka diyaarada ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda u ah maamul goboleedka Galmudug. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…