Xasan Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb! Sheeko:Arrimaha Amniga Dad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo uu shalay wareejiyey ku-xigeenkiisa Mahdi… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Waa Xeyndaab U Xeran Dad Gaar Ah” Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa aad u dhaliilay qaab hoggaaminta madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo sheegay in loo baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Kadib, Waa Kuma Naadiga Paris Ee Aan Dal Dal Ula Hadleyno? Dalka Mareykanka oo ka tirsan waddamada Paris Club ayaa waxaa uu Soomaaliya shalay la galay heshiis dhigaya inuu cafiyo deyn gaareysa 1.4 Bilyan oo Dollar oo ay hey’adihiisa ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaqada Golaha Shacabka: Sharciyeedka Dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo Qaxootiga. Golaha shacabka ee dowladda federaalaka ah ayaa maanta lagu wadaa iney ka doodaan arrimo ay ka mid yihiin Hindise sharciyeedyo. Shaqada 1-aad waa hindise sharciyeedka dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo bixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka iyo Soomaaliya oo Kala Saxiixday Heshiiska Deyn Cafin Hal Bilyan oo Doolar Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiiska deyn cafinta, saxiixan ayaa ka dhacay safaaradda Mareykanka ee gudaha Muqdisho. Dowlad Mareykanka ayaa sheegtay iney Soomaaliya ka cafineyso in ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Caddeyn La’aan Saxafiyiinta La Xiriiriyey Al-shabaab, SJS “Waa Khatar Gelin iyo Marin-habaabin” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay markii ugu horreysay ka hadlay madasha Raas oo ay shacabka su’aalo ku weydiinayeen ayaa u gefay saxafiyiinta Soomaaliyeed isaga oo caddeyn la’aan qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble oo Xilka La Wareegay Waxaa goordhow xilka ra’isul wasaaraha la wareegay ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib xaflad ay qabteen guddiga qabanqaabada xilwareejinta. Ra’isul wasaare Rooble ayaa xilka kala wareegay ku-simaha ra’isul wasaaraha Mahdi Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo: Xaqiiqatan Qaabka aan Hadda Dib ugu noqnay, Waa dib u Dhac, Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey madashii ugu horeysay oo shacab su’aalo ku weydiinayaan tan iyo markii la doortay ayaa qirtay in doorashada dadban ee dhaceysa sanadkan ay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Horomar La’aan Ayaa Ka Jirta “ Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa warayso dhinacyo badan siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay horomarka iyo gaabisyada ka jira isboortiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilo Wareedyo: Kheyre oo Laga Diiday Codsiga ah Inuu Xilka Ku Wareejiyo Rooble Wararka ku saabsan qabanqaabada xafladda xilka loogu wareejinayo ra’isul wasaaraha cusub Maxamed Rooble ayaa sheegaya in la diiday codsiga uu soo gudbiyey ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Kheyre. Xubno ka…