Farmaajo, Guddoonka Labada Aqal Ee BF, Madaxda 5 Maamul Goboleed oo Villa Somalia Ku Shiray Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa hadda soo dhamaaday shir ka dhacay Villa Somalia kaas oo uu madaxweyne Farmaajo la lahaa guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah iyo madaxda maamul goboleedyada. Shirakan ayaa la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Feysal Xasan Xaashi “Muqdisho City Club Waxaan La Qaatay Sanad Cajiib Ah” Weeraryahanka naadiga Dowladda hoose ee Muqdishu City Club Feysal Xasan Xaashi ayaa u dabaal dagay sanad guuradiisii kowaad,tan iyo markii ku soo biiray kooxda Muqdishu City bishii September 2019,isagoo kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musuq iyo Eex: Madaxweyne Deni oo Bixiyey Balanqaad Kursi Xildhibaannimo 2020/2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn oo xalay loogu sameeyey Muqdisho ayaa sheegay erayo laga dheehan karo musuq iyo awood sheegasho maamulkiisa ah isla markaana abuuri…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda BURN Oo Somalia Ka Hirgelineysa Mashruuc Cunto Karis Wanaagsan Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Somalia. Mudanayaal iyo marwooyin,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Ka Galgaduud Taliyaha guutada 15-aad ee ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad General Mascuud Maxamed Warsame ayaa warbixiyey dagaal ciidamada xoogga iyo Al-shabab ku dhex maray gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliaya. Taliyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deganaan Saaka Ka Jirta Goobihii Lagu Dagaalamay Ee Gobolka Galgaduud Waxaa saaka deganaashiyo aan cago badan ku taagneyn laga dareemayaa deegaannaddii maalinimadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada xoogga dalka iyo xulufadooda AMISOM iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ee gobolka Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Doorashada Lagu Heshiiyey Ku Sheegtay Mid Rajo Xumo Ah Beesha caalamka ayaa niyad xumi iyo rajo la’aan ka muujisay nidaamka doorasho oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay in heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalkii Gobolka Galgaduud iyo Deegaanno ay Gaareen Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dagaallo maanta gobolka Galgaduud ku dhex maray ciidamada xoogga dalka qeybta 21-aad, kuwa AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti iyo kuwa nabad sugidda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Xildhibaannada Laga Soo Doorto Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degganyahay magaalada Muqdisho ku casuumay xubnaha labada Gole ee Barlamaanka Federaalka ee laga soo doorto deegaanada Galmudug. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababta Madaxda Dowlad Goboleedyada ay ula Kulmayaan Xildhibaannada Federaalka Ah Saacadihii tagay, waxaa socday kulamo ay madaxda dowlad goboleedyada la yeesheen xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah. Madaxweyneyaasha Puntland, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa la sheegayaa iney kulamo gaar gaar ah la…