Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Qabanqaabo Doorasho Sheeko:Amniga Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ismiidaamin Ka Dhacday Muqdisho Wararka aan ka heleyno isgoysha Black sea dhanka Hawlwadaag, ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof haweeney ah ay qarax fulisay. Dad xaafadda deggan ayaa Goobjoog News u sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi oo horay loogu xiray kufsi uu u gaystay Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xog: Khilaaf Ka Taagay Qeybsiga Xubnaha Guddiyada La Dhisayo ee Doorashada iyo Xallinta Khilaafaadka Wararka kasoo baxaya shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada uga socda Muqdisho ayaa sheegaya in la isku khilaafay tirada iyo magacaabista xubnaha labada guddi ee la dhisayo. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdulqaadir Mursal: Macalinkii Saxaafadda oo Saaxada Banneeyey, Geeri Naxdin Leh Waxaa goordhow la shaaciyey geerida macalinta iyo rugcadaaga saxaafadda Soomaaliyeed Cabdulaqaadir Maxamed Mursal. Cabdiqaadir Mursal oo muddo dheer ka mid ahaa warbaahintii dowladda burburka ka hor, waxaa uu ahaa tifaftiraha radio…