U bood dhigaalka

Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Qabanqaabo Doorasho

Oktoobar 1, 2020

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.