1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Isaga oo Weli Xanuunsan Ka Baxay Isbitaalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka baxay isbitaalka, isaga oo raacay gaariga SUV si uu salaan uga tago taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka Isbitaalka Walter Reed medical center. Dadka arrintaas ka…