1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ra’isul wasaare Cali Khaliif oo Aas Qaran Loogu Dhigayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la keeno Muqdisho meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khalif Galeyr. Ra’isul wasaaraha ayaa ku geeriyoodey magaalada jigjiga halkaasi oo la sheegayo…