Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan U Turno Dadkeenna Qaba Xanuunnada Dhimirka” Sheeko:Caafimaadka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaliyeed in la garab istaago dadka nugul ee qaba xanuunka dhimirka. Sanad walba marka la gaaro 10-ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr. Duniya Maxamed Oo Goobjoog Uga Warantay Kaalinta Bulshada rayidka, 30% Haweenka iyo Diyaarintooda Marwo Duniyo Maxamed Cali oo ah madaxa IIDA oo todobaadkan ka qeyb gashay barnaamijka OGAAL ayaa ka hadashay Shirkii Dhuusamareeb ee doorashada, 30% haweenka iyo arrimo kale. Mar ay ka jawaabeysay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr. Liibaan oo Soojeediyey in La Qeexo Habraacyada iyo Kaalinta Bulshada Rayidka ee Doorashada 2020/2021 Professor Maxamed Xuuseen Ciise(Dr. Liibaan) oo todobaadkan ka mid ahaa martida barnaamijka “OGAAL” ayaa wax badan ka dhahay kaalinta bulshada rayidka ah ee doorashada 2020/2021 isaga oo ka hadlay wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’isul Wasaare Cali Khaliif oo Lagu Aaasay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho la keenay meydkiisa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr. Marxuumka ayaa 8-ddii bishan waxaa uu xanuun aan la garaneyn waxaa uu ugu geeriyoodey magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Meydka Ra’isul Wasaare Galeyr oo Goordhow La Keenayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer la keeno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cismaan: Waxaa La Dhisayaa Hirshabeelle Loo Dhan yahay Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo galinkii danbe ee shalay gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda u ah maamulkaasi, iyadoo si diiran loo soodhoweeyey, ayaa waxaana uu …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladaha Azerbaijan iyo Armenia oo Wadahadal u Bilowday Wakiillo ka kala socda dowladaha Azerbaijan Armenia iyo ayaa wadahadallo waxaa uga bilowdeen magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, kuwaas oo rajo laga qabo in lagu soo afjaro dagaalka labada…