Wasiir Fiqi oo Baarlamaanka Galmudug Horgeeyey Sharciga Dhismaha Ciidanka Nabadgalyada Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta golaha wakiillada maamulka Galmudug horgeysay hindise-sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska dowlad goboleedka. Wasiirka Amniga Gudaha Md. Axmed M. Fiqi ayaa golaha sharaxaad… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda oo Ku Dagaalamay Kaaraan Ciidamo la sheegay in kawada tirsan yihiin dowladda federaalka ayaa barqanimadii maanta ku dagaalamay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Guddoomiye Gacal oo Xildhibaan Ciqaabey iyo Diidmo Ka Dhalatay Guddoomiyaha golaha wakiillada maamul goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa qoraa uu shalay soo saaray waxaa uu fadhiga golaha uu uga mamnuucay inuu soo xaadiro xildhibaan Cabdullaahi Axmed Calasow, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyeyaal Maxkamadeed Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo ku xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baladweyn: Labo Qof Ku Dhimatay Dagaal Dhexmaray Maleeshiyo Beeleed Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa dagaal dad beeraley ah ku dhex maray deleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, dagaalka ayaa sababay khasaare soo kala gaaray maleeshiyaadkii dagaalamay. Dagaalka ayaa…