Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa In Xilalka Aad La Wareegtaan Si Looga Faa’iideysto Waqtiga Haray” Sheeko:Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Maxamed Mursal “Xukuumadaan Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Qabsoomidda Doorasho Waqtigeeda Ku Dhacda” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in kukuumadaan cusub looga fadhiyaa qabsoomidda doorasho waqtigeeda ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaanada ansixinta Golaha iyo Qorshaha Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay in barnaamijka Xukuumaddu ay saldhig u yihiin arrimaha hortabinta…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ” Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda Rooble oo La Ansixiyey Waxaa goordhow la ansixiyey xukuumadda ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib markii la horgeeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah. Codeyn ka dhacday goobta waxaa xukuumadda ogolaaday 188 xildhibaan, oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Daadir Amiin Cali Oo Loo Magacaabay Macallinka Gobolka Banaadir Maamul Gobolka Banaadir ayaa tababaraha kooxda Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir u magacaabay ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya Daadir Amiin Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamse Oo Daah Furay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Waxaa Maanta Garoonka Kubada Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay Tartanka Kubada Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi oo sanadkaan markii ugu horeysay ay ka qeyb-galayaan Naadi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka oo Cod Gelinaya Kalsooni Siinta Xukuumadda Rooble Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in xildhibaannada ay cod…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Trump: Masar Haddii Ay Burburiso Biyo-xireenka Cidna Kuma Qabsan Karto Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Masar ay ku hanjabtay burburinta biyo-xireenka isla markaana haddii ay sidaa sameyso aan loo raacan Karin. Arrintan ayuu ka yiri wada hadal khadka…