Madaxweyne Deni oo Safar Ugu Anbabaxay Itoobiya Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta ugu anbabaxay safar wadanka Itoobiya, waxaana ka soo baxayo warar kala duwan oo ku aadan safarkiisa Addis Ababa. Wararka qaar ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War 10-Sano Ka Dib Waddada Isku Xirta KM4- Iyo Tarbuunka Oo Dib Loo Furay Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, iyagoo uga doodayo sharciyaal dhowr ah. Ajendaha ayaa waxaa lagu sheegay: Akhrinta…