Ciidamo Amniga Qaabilsan oo Howlgallo Ka Wada Degmada Caabudwaaq Sheeko:Amniga Ciidamo isugu jira kuwa qaabilsan amniga ee kala ah booliska Haramcad, Ciidamada Qeybta 21,aad ee Xoogga Dalka iyo Booliska Qaabilsan Amniga Deegaanka guud ee Galmudug oo soo gaaray Degmada Caabudwaaq… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya Ra’iisul ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada loo kala wareejiyay wasaaradaha ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale wasaarada maareynta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya: Bangiga Adduunka oo Sheegaya in Dhaqaalaha Hoos u Dhacay 1.5%, Akhriso 3 Sabab Bangiga adduunka ayaa sheegay in uu sanadkan hoos u dhacayo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ilaa 1.5% taasi oo ku timid saameynta COVID-19, Fatahaadaha iyo Ayaxa. Sida ay bangigan uu ku sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sida Sheekh Shariif uga Hadlay Doorashada iyo Caruurta La Xado Hoggaamiyaha madasha xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo muddooyinkan safar ku maqnaa ayaa maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay, waxaa uuna dadkii soo dhoweeyey kala hadlay doorashada Hoggaamiyaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Farax Siisay Shaqaaleheeda iyo Sababta Somaliland ayaa fasaxday dhammaan shaqaalaha ka shaqeeyo xarumaha dowliga ah, labada maalin ee soo aadan oo ka bilaabanayso maalinta Khamiista ah, qoraal ka soo baxay he’adda shaqaalaha ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Liiska Xildhibaannada Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay. Liiskaan la…