Waxaa goordhow magaalada Jowhar lagu dhaariyey xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, kuwaas oo dhowaan lasoo xulay. Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Shabeellada dhexe Cali Nuur Cabdi ayaa dhaariyey xildhibaannada, waxaana tiradoodu…