Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay
Sheeko:Baarlamaanka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2020/10/barqad.jpg)
Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulkaas, warqad qoraal ah uu soo saaray Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa lagu magacaabay guddigaan oo ka kooban 9-xubnood oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka.
Halkaan Ka Akhriso
Goobjoog News