Dr. Liibaan oo Soojeediyey in La Qeexo Habraacyada iyo Kaalinta Bulshada Rayidka ee Doorashada 2020/2021 Sheeko:Arrimaha Amniga Professor Maxamed Xuuseen Ciise(Dr. Liibaan) oo todobaadkan ka mid ahaa martida barnaamijka “OGAAL” ayaa wax badan ka dhahay kaalinta bulshada rayidka ah ee doorashada 2020/2021 isaga oo ka hadlay wixii… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Cali Khaliif oo Lagu Aaasay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho la keenay meydkiisa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr. Marxuumka ayaa 8-ddii bishan waxaa uu xanuun aan la garaneyn waxaa uu ugu geeriyoodey magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ra’isul Wasaare Galeyr oo Goordhow La Keenayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer la keeno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cismaan: Waxaa La Dhisayaa Hirshabeelle Loo Dhan yahay Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo galinkii danbe ee shalay gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda u ah maamulkaasi, iyadoo si diiran loo soodhoweeyey, ayaa waxaana uu …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Azerbaijan iyo Armenia oo Wadahadal u Bilowday Wakiillo ka kala socda dowladaha Azerbaijan Armenia iyo ayaa wadahadallo waxaa uga bilowdeen magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, kuwaas oo rajo laga qabo in lagu soo afjaro dagaalka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ra’isul wasaare Cali Khaliif oo Aas Qaran Loogu Dhigayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la keeno Muqdisho meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khalif Galeyr. Ra’isul wasaaraha ayaa ku geeriyoodey magaalada jigjiga halkaasi oo la sheegayo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Waxaa goordhow magaalada Jigjiga ku geeriyoodey ra’isul wasaarihii hore ee TNG-da Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr, haddaba halkan kala soco taariikhdiisa. Cali Khaliif Galeyr, waxaa uu ku dhashtay magaalada Laascaanood 1941.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khilaaf Ka Jira Doorashada Hirshabelle Doorashada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa muuqata inuu khilaaf hareeyey kadib markii madaxweyne Maxamed Waare ka daba tagay guddigii farsamaha ee uu horay u magacaabay. Madaxweyne Waare ayaa ka horyimid jadwal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Eegid Lagu Sameyey Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk Ku-simaha Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goob-joog u ahaa heshiis ay kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda maalgashiga Albayrk ayaa sheegay in sanadihii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka BANGIGA HORUMARINTA ISLAAMKA IYO HAY’ADDA SAMAFALKA AADAN CABDULLE CUSMAAN AYAA DEEQ WAXBARASHO OO FARSAMADA GACANTA AH SIINAYA 200 OO DHALLINYARADA BARAKACAYAASHA MAGAALADA MOGADISHU Mogadishu:- 10 October 2020, Xaruntasamafalka Aadan Cabdulle Cusmaan, oo saldhiggeedu yahay magaalada Mugadishu, ayaa waxa ay ka bilowdaymagaalada Muqdishu tababarro xirfado farsamada gacanta ah oo waxlagubarayo 200 oo ka mid…