Akhriso: Faahfaahinta Qarax AMISOM Lagula Eegtay Buurane Sheeko:Amniga Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax maanta ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Burundi lagula eegtay deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellada dhexe. Qaraxa oo ahaa miino wadada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Xoogga oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyey Shabeellada Hoose Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada gobolka Shabeelada hoose ayaa ka warbixiyey howlgalladii ay qaadeen saacadihii lasoo dhaafay oo ay sheegeen in ay ku dileen hoggaamiye ka tirsan Al-shabab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan iyo waxyaabaha…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Fanaanaddii Baxsan oo Baxday Allah u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeritootay Seynab Xaaji Cali Baxsan oo kamid aheyn fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed. Sanab ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay ku xanuunsaneyd gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Iney Ciidamadeenna Kasoo Baxaan Soomaaliya Waxaa Xadidaya Heshiisyada UNka Dalka Kenya ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamadooda ee Soomaaliya aaney shaqo ku laheyn rabitaanka Nairobi ama Muqdisho balse ay xadideyso heshiisyada caalamiga ah ee ay Kenya saxiixday. Guud ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab. Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey: Al-shabaab Sanadkii $3 Milyan oo Canshuur Ah Ayey Ka Qaadaan Dekadda Warbixin ay soo saareen khubaro ka tirsan qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in xarakada Al-shabaab ay $3 milyan oo canshuur ah sanadkii ka hesho dekadda magaalada Muqdisho. Warbixin oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fact Check: Xarunta NEOC Ee uu Maanta Rooble Dhagax Dhigay, Sanadkii Hore Kheyre Ayaaba Sameeyey Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mohamad Hussein Rooble ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha {Xarunta Howlgallada Degdegga ah ee Qaranka} ama National Emergency Operations center(NEOC) oo ah xarun uu sanad kahor dhagax dhigay…