1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Al-shabab u Dhaxeeya oo Ka Qarxay Galgaduud Ciidanka xoogga dalka ah oo kaashanayo kuwo ka tirsan Galmudug ayaa howl-gallo ka dhan ah Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka xiga Qoraxsin Waqooyi magaalada dhuusamareeb ee gobolka…