Maxay Kawada Hadleen Wasiirka Ganacsiga iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir? Sheeko:Caafimaadka Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kulan waxaa uu la qaatay ganacsatada kala duwan ka hawl-gasha dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Kulanka oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay halkaasi , dilka ayaana dhacay habeenimadii xalay. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhalinyarada Hirshabeele Oo Hambalyo Iyo Codsi U Soo Diray Wasiir Xamse Saciid Qaar ka mid ah dhalinyarada Hirshabeele oo la hadlay Goobjoog Sports ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in lala helay booska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha: Guddiyada Doorashada Dadban Ee 2020 Waxaa Ku Jira NISA iyo Shaqaale Rayid Ah Madasha Xisbiyada Qaran oo warsaxaafadeed soo saartay magacaabista guddiyada doorashada ayaa dhaliilshay, iyada oo sheegtay iney ka mid noqdeen xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha rayidka ah. Dhankooda, magacaabista xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Beeleed: Weerar Khasaare Dhaliyey ayaa Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar khasaare kala duwan dhaliyey oo habeenkii xalay ka dhacay duleedka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kaas oo maalmihii tagay ay ku dagaalameen maleeeshiyo…