Madasha Xisbiyada Qaran oo warsaxaafadeed soo saartay magacaabista guddiyada doorashada ayaa dhaliilshay, iyada oo sheegtay iney ka mid noqdeen xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha rayidka ah.
Dhankooda, magacaabista xukuumadda ee guddigii soo xulista xildhibaannada labada gole ee Somaliland oo uu magacaabay Rooble ayey ku sheegeen mid baal marsan matalaadda.
Waxaa ay madasha sidoo kale ka digtay wax walba oo dhaawacaya hufnaanta doorashada.
