Wasiir Xamse Saciid Oo Booqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho. Sheeko:Cayaaraha Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 12 Murashax Madaxweyne oo Ku Hanjabay Iney Qaadhacayaan Doorashada Soomaaliya haddii ay DF Sii Waddo Musuq Ay Ku Eedeeyeen Murashaxiin 12 ah oo ka tirsan kuwa la filayo doorashada guud ee Soomaaliya ee 2020/2021 ayaa qoraal ay goordhow soo saareen waxaa ay ku hanjabeen in aaney qeyb ka noqon…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasaaradda Ciyaaraha Puntland Oo Hormarinaysa Garsoorayaasha Kubabdda Cagta Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana ayaa kulan la qaatay Macalimiinta tababaraayaasha iyo Garsoorayaasha kubbadda cagta…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bahdii Isboortiga Hore Oo Kulan Is Xogwaraysi La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse. Kulan u jeedadiisa aheyd soo dhaweyn iyo is xogwaraysi ayaa Muqdisho waxaa ku yeeshay ciyaartooydii hore Soomaaliya iyo madaxdii hore Xiriirada dalka,wuxuuna kulankaa ahaa kii ugu horeeyay ee dhexmara Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guul Weyn oo Laga Gaaray Tijaabada Tallaalka COVID-19 Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku ool yahay 90%, sida lagu ogaaday natiijada tijaabo horudhac ah. Khubarada caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wajiga Koowaad Ee Dekadda Hobyo oo Biloday Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada iyo Ganacsatada kasoo jeeda Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weerar Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Kismaayo iyo Howlgallo Ka Socda Magaalada Ciidamada ammaanka magaalada Kismaayo ayaa saaka howlgallo ballaaran waxaa ay ka wadaan magalaada, waxaana howlgalka ka qeyb qaadanaayo ciidamada booliiska iyo kuwa nabad sugidda maamulka Jubbalan. Howlgalkaan ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ammaanka Magaalada Jowhar oo Siweyn Loo Adkeeyey Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah. Ciidamada…