Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2021-ka Sheeko:Dalka Shirka Todobaad laha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha mudane Axmed Cismaan Cilmi Karaash. Kulanka ayaa lagu meel… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabaka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Beeraha Soomaaliya Xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Beeraha Soomaaliya, kaas oo horay u soo gudbisay wasaaradda beeraha. Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii akhrinta akhrintii 3-aad, waxaa ay …
8 daqiiqo Sheeko:Amniga Heritage oo Ku Talisay In La Kala Diro Guddiga Doorashada, Lana Dhiso Guddiyo Ka Madaxbannaan DF iyo DG Hey’adda maxaliga ah ee ka faaloota siyaasadda ee Heritage ayaa faallo ay soo saartay waxaa ay uga digtay ku adkeysiga guddiyada magacaaban ee doorashooyinka labada heer ee federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Amnesty International: Xasuuq Ayaa Ka Dhacay Gobolka Tigray-ga Hey’adda Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in xasuuq ka socdo gobolka Tigray. Boqolaal ayey hey’addani sheegtay in la tooreeyey ama xataa la jarjaray magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19 Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah. Guddigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaaka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in golaha ay akhrinta…