1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Madaxweyne oo Muqdisho Yimid iyo Berri Shir u Furmaya Waxaa maanta Muqdisho soo gaaray tiro murashaxiin ah oo u tartamaya jagada Madaxweyne 60 cisho kadib. Murashaxiinta waxaa ka mid ahaa Daahir Geelle, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdiqaadir Cosoble iyo rag kale.…