Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey Sheeko:Amniga Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Axmed oo Farmaajo usoo Diray Lataliyihiisa Amniga Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii waxaa uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo usoo diray la taliyihiisa amniga si ninka hore loola socodsiiyo hawlgalka Axmed ee ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Koonfur Galbeed Oo Diyaar Wanaagsan Ku Qaadanaya Garoomada Ciyaaraha Magaalada Muqdisho Ciyaaryahanada Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo sanadkan ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa diyaar garow wanaagsan ku qaadanaya garoomada ciyaaraha MagaaladaMuqdishoee caasimada,iyagoo sanadkan rajaynaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Afaraad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharraxiinta oo ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galay maalintii afaraad, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka, geedi u socodka, aragtida murashaxiinta waxaana ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaare Ka Dhashay Askari Qoyskiisa Ku Qarxiyey Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa askari la sheegay inuu ka tirsanaa xoogga dalka oo xalay Bom gacmeed ku qarxiyey qoyskiisa, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo…