Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey
Sheeko:Arrimaha Amniga
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2020/11/xaaf1.jpg)
Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada oo ay halkaasi ku dhinteen 8 ruux oo kalluumaysato ah oo u dhahay dalka Yemen.
Inta badan goobta ayaa waxaa ka dhacay barakac iyada oo ay dumeen guryihii iyo goobihii kale ee dadka lahaayeen.