Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Wasiir Xamse Oo Hambalyo U Diray Degmada Shingaani Oo Ku Guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Sheeko:Cayaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalliyarada Soomaaliya mudane Xamase Saciid ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Soomaaliya Nooma Sheegin Safiir La Ceyriyey Dowladda Kenay oo ka jawaabeysa ceyrintii Soomaaliya ee safiirka Kenya iyo lasoo noqoshada midkeeda ayaa sheegtay in aaney jirin warqad rasmi ah oo Muqdisho ka timid, oo loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Ammaanka Cabudwaaq oo Fagaare Ku Burburiyey Qamri Ciidamada ammaanka magaalada Cabuduwaaq ee gobolka Galgaduud oo howlgallo saacadihii tagay ka sameeyey xaafadaha qaar ee magaalada ayaa gacanta waxaa ay kusoo dhigeen maandooriyaha Qamriga, lagu soo qariyey. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya oo Ka Hadashay Sida Ay Ugu Jawaabeyso Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa ku tilmaantay “Arrin aan loo meeldayin” go’aanka Soomaaliya ay ku ceyrisay Safiirkeeda, una yeeratay midkeeda taasi oo bilow kale u ah dhibaato diblomaasi oo horleh oo labada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hawlgal Ay Xoogga Dalka Ka Fuliyeen Shabeellada Hoose oo Lagu Dilay Saraakiil Al-shabaab ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka oo howlgallada ka wada gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay in howlgal ay fuliyeen ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab, halka ay tiro kale ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada xoogga dalka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhaliyey khasaare isugu jiro dhimasho…