Day: December 5, 2020
-
amaanka
Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Guddiga Lagu Muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal
Guddiga Doorashooyinka lagu muransan yahay ee Heer Federaal oo Doortay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen iyaga oo aan haysan guntankii…
Read More » -
amaanka
Guddiga Lagu Muransanyahay Ee Doorashooyinka Dadban oo Guddoomiye Doortay
Doorasho ay maanta qabteen guddiga lagu muransanyahay jiritaankooda ee doorashada heer federal ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen.…
Read More » -
Ciyaaraha
Wasiir Xamse Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed.
Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudan Xamse Saciiid Xamse iyo Prof.Maxamed Xuseen Haadi oo ah la taliyaha dhinaca isboortiga ee…
Read More » -
amaanka
Afhayeenka Murashaxiinta: Waxaan Ka war Qabnaa in Dowladdu ay ku Mashquulsantahay in ay Xaraashto Ceelashii Saliidda
Xubnaha midowga Musharaxiinta oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa kulankooda kadib waxaa ay soo saareen bayaan ku aadan xaaladaha…
Read More » -
Ciyaaraha
Cadaado “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Horomar ”
Qaar ka mid ah dhallinyarada degmada Cadaado iyo Madaxda Isboortiga ayaa soo dhaweeyay howlaha uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada…
Read More » -
amaanka
Waa kuma Generalka Gadoodsan ee Hiiraan Abuukar Xuud, Taariikhdiisa
Abuukar Xaaji oo ku magac dheer General Xuud oo horay uga tirsanaa xoogga dalka ayaa haatan waxaa uu Baladweyn ka…
Read More » -
amaanka
Xuseen Macalin: Go’aanka Trump Waa Mid Wiiqaya Rajadii Dowlad Dhiska Soomaaliya
Xuseen Macalin Maxamuud oo ah madaxa machadka arrimaha amniga ee Hiraal ayaa sheegay in go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Read More » -
amaanka
Waa Sidee Xaaladda Baladweyn, Halkee Kala Joogaan Ciidamada?
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in hadda ay xaaladda deggantahay, oo waanwaan ay socoto inkasta…
Read More » -
amaanka
Xoogga Dalka oo Sheegay In Ay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Alshabab
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab oo howlgallo kawada gobolka Shabeellada hoose, ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen lagu …
Read More » -
amaanka
Trump oo Diiday Codsigii Farmaajo, Amrayna in Ciidamadiisa Kasoo Baxaan Soomaaliya
Donald Trump ayaa sheegay in ciidamadiisa uu kala soo baxayo Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah istiraatiijiyadiisa uu ciidamada kus…
Read More »