2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Shirkadaha Isgaarsiinta oo Aan Hirgelin Go’aan Kasoo Baxay Maamulka Waxaa maanta gabi ahaan deegaannada maamulka Puntland aanan ka dhaqan gelin go’aan dhowaan kasoo baxay golaha wasiirrada maamulkaas, kaas oo ku socday shirkadaha Isgaarsiinta ee ka shaqeeyo Puntland. Go’aankaan ayaa…