Markii Soomaaliya Ay Albaabka Xiratay, Kenya oo Qaadka u Suuqgeyneysa 3 Dal oo Afrikaan Ah! Sheeko:Amniga Wasaaradda ganacsiga ee dalka Kenya ayaa sheegtay waddo qorshe lagu helayo suuq cusub oo qaadka ah kadib markii uu soo xirmay suuqii weynaa ee Soomaaliya. Xogheyaha joogtada ah Johnson Weru… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Djibouti: Waa Maxay Sababta Warmurtiyeedka IGAD aan Looguba Xusin Ashtakadii Villa Somalia? Shirkii aan caadiga aheyn ee IGAD ee 20-kii bishan ka dhacay Djibouti, waxaa kasoo baxay warmurtiyeed aan loogaba hadlin astakadii ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya ee la xiriiray xadka. War…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Wasiir Isku Casilay Is Faham La’aanta Isaga iyo Madaxweynaha Maxamuud Xaaji Saalax oo ahaa wasiirkii kaluumeysiga Puntland ayaa istiqaalo u gudbiyey madaxweyne Deni kadib markii uu sheegay iney isku fahmi waayeen shaqada wasaaradda.