Akhriso: Dowladda Federaalka ah oo Shaacisay Heshiis Deyn cafis Gaaraya $69.9 Million Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis looga saamaxayo $69.9 Million waxaa ay la gaartay dowladaha Ingiriiska Denmark iyo Netherlands, waxaana uu qeyb ka yahay heshiiska deyn cafinta Soomaaliya. Dowladda ayaa waxaa heshiiskaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxaaweynaha Somaliland oo Gaaray Jabuti. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo lagu soo dhoweeyey madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Kooxaha Puntland VS Jubaland Kooxda Puntland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Jubaland,iyagoo wada ciyaari doona kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Puntland waa kulankii kowaad ay ciyaarayso tartanka,waxayna rajaynaynaa…
1 daqiiqo Akhriso: Wax Walba oo Ku Saabsan Cayaarta Galabta ee Jubbaland iyo Puntland Kooxda difaacanaysa tartanka dowlad goboleedyada ee Jubbaland ayaa galabta waxaa ay kulan xiiso leh Tartanka dowlad goboleedyada waxaa ay wajaheysaa Puntland, waxaa uuna ka dhacayaa garoonka Ingineer Yariisow ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Trump Oo Diiday Hindise Sharciyeedka Gaarka Ah ee Covid 19 Madaxweynaha Mareykanka ee doorashada dhowwaan looga adkaaday ee e Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay inuusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay Congers-ka Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan, lacagtan ayaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi oo u Ambobaxay Jabuuti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar ugu ambobaxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Cismaaciil Cumae Geelle. Safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Qaadi Lahaa Ciidamada Mareykanka oo Soomaaliya Yimid, Akhriso Sida Loo Daad-gureynayo Markabka USS Makin ee qaadi lahaa ciidamada Mareykanka ka jooga Soomaaliya ayaa la sheegay inuu soo gaaray Soomaaliya. Markabkan oo ay doommo kale saaran yihiin ayaa waxaa uu yimid 16…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galkacyo: Hawlgallo ay Ciidamada Amniga Ka Fuliyeen Habeennimo Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo waxaa ay ka bilaabeen xaafada qaar ee magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegayaan wararka. Ciidamada…